Baydhabo(INO)- Afar Bilood Ka Dib Waxaa La Soo Gabagabeeyey Ciyaaro Ka Socdey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay. Waxaana Ugu dambeyn Ku Guuleystey Kooxda AMAANA Halka Kooxda Sheekh Asharow ay Gashey Kaalinta Labaad.
Latest article
Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada
Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...
Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay
Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar
idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...