Daawo: Ciidamad Koonfur Galbeed Soomaliya Oo La Wareegey Degaano Hor Leh

0
192

Baydhabo(INO)– Ciidamada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya aya waxay la wareegeen 8 tuulo oo hoostaga Degaanka Goof Gaduud Shabellow Ee Gobolka Bay.

Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Booliska gaar ah ee Koonfur Galbeed Soomaliya Maxamed isaaq Caracase oo warbaahinta kula hadlaayey Tuulada Oodan ayaa u hanjabey Kooxda Al-shabaab oo ka taliso Qiibo ka mid ah gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo