Daawo: Buundo dhalo ah oo lagu jah-wareerayo oo laga hirgeliyay dalka Shiinaha

0
199
Bajin(INO)- Buuraha Zhangjiajie ee dalkaasi Shiinaha ayaa waxaa laga hirgeliyay buundo dhalo ah oo injineerkii sawiray Haim Dotan ugu talo galay in lagu wareero. Dhirirka buundadan ayaa lagu sheegay 430 mitir.

bundodhali1bundodhali7bundodhalo10bundodhalo4bundodhalo5bundodhalo6bundodhalo8bundodhalo9bundoshalo2