Beesha Hubeer ayaa shir ku yeeshay magaalada muqdisho shirkaa ee ka soo qeyb galeen dhammaan qeybaha kala duwan ee beesha ka kooban tahay. Waxa ka soo qeyb galay shirkaa odayaal dhaqameed aqoonyahano iyo waxgaradka bulsha oo aan u kala harin. Shirkaa ayaa sidoo kale looga hadlay midnimada iyo isku duubnaata beesha hubeer meel waliba ee ka joogta caalanka, waxa shirkaa soo dhaweeyay qeybaha kale bulshada ku nool dalka dibadiisa. Waxa jira shirar badan ee beesha hubeer yeelaneesa shirarkaa oo ka dhacaya dibada iyo gudahaba. Idalenews ayaa saacad waliba waxa soo gaaraya hambalyo ku saabsan shirkaa, beesha hubeer ayaa ah beel aad u weyn kana tashaneesa mustablka beesha. Shirkaa ayaa waxa lagu qabtay hotel safa ee magaalada muqdisho.
Daawo Sawirada:
Idale News Muqdisho