Aqriso Warmurtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Wadatashiga Oo Dhamaystiran

0
198

Muqdisho(INO)—Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa akhriyay war murtiyeed ka soo baxay shirka wada tashiga, kaasoo ka koobnaa illaa 10 qodob oo ay ugu muhiimsan yihiin hanaanka loo galayo geedi socodka doorashooyinka 2016 nooca iyo habka lagu xulanayo.

Haddaba halkan ka akhriso warmurtiyeedka oo dhamaystiran

warmurityeed 1warmurtiyeed 2

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here