Daraasad ay sameysay Shabakadda Caalamiga ee Idalenews ayaa waxa ay ku ogaatay Tirada Fanaaniinta soomaaliyeed ee sanadkaani 2013 ugu shacbiyadda badan kuwaasoo inta badan laga siidaayo Warbaahinta ku hadasho afka soomaalida gaar ahaan Idaacadaha Magaaladda Muqdisho iyo kuwa Gobolada ku xeendaaban Muqdisho
Shabakadda Caalamiga ee Idalenews oo aan u eexaneynin Fanaan gaar ah ama Grup gaar ah ayaa idiin soo bandhigi doonta 17-ka Fanaan ee ugu shacbiyadda badan Sanadkaani kuwaasoo nasiib iyo hibbo eebe u siiyay Cod & Muuqaal, waxa ayna kala yihiin Sida soo socta :-
1- Farxiyo kabayare
2- Ilkacase Qeys
3- Fartuun Axmed Sahal ‘’Birimo’’
4- Dalmar yare
5- Cabdi Holan
6- Nimco Dareen
7- Mursal Muse
8- C/fitax Ahmed Tacabir ‘’C/fitax yare’’
9- Ikraan Mohamed Caraale
10- Nuradiin Axmed iimaan
11- Gulled Axmed Dahir
12- Jooqle Shire Jaamac
13- Jihaan Jalaqsan
14- Samiira Naaji
15- Xusein Carab
16- Farxiyo Axmed Cadaawe ‘’Fiska’’
17- Cabdi Jaamac Caafi ‘’Qaboojiye