Dowlada Britain oo dhowaanahaan u muuqata in dalalka kale ee Reer galbeedka ay ugu horeyso caawinta iyo dib u soo nooleynta Soomaaliya ayaa sida aan la socono markii labaad ku howlan in ay marti galiso shirka London oo 7 bishaan la filaayo in uu ka dhaco Magaalada London.
Hoos Ka Daawo Sadaasha Ku Saabsan Shirka
[vsw id=”HSFmLyRg8rg” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]