Daawo: Taksiile Mareykan Muslim ah oo diintiisa waxyeelo loogu geystey magaalada Virginia

0
185

Dhacdadii ka dhacey Boston Marathon ee dhaawaca iyo dhimasho geysatey ee gobolka Massachusetts ayaa waxay dhalisey in shaqsiyaad cadaanka mayalka adag iney caro kula dul dhacaan dadka Muslimiinta ee ku dhaqan dalka Mareykanka.
Magaalada Virginia ayaa nin cadaan ah oo feer iyo aflaado kula dhacey taksiilihii wadey. Taksiilaha ayaa mobilkiisa gacanta ku duubaayey dhacdada lagula kacey.

Daawo video  hoose, xayeysiinta ka dib