Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Caawa Waxaa Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya Halkaa oo uu Caawa Uu Gaaray.
Madaxweynaha ayaa Maanta Ka Duulay Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Dalka Somalia Waxaana uu Magaalada Adis Ababa Kaga Qeyb Galaya Inta uu Joogo Shirka Ururka IGAD Oo Ka Furmaya Ee Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya.
Daawo Sawirada Soo Dhaweynta Madaxaweynaha VS ADISS ABABA
Idale News Muqdisho