Abwaan Da,yar oo Lagu Magacaabo Abwaan Cabdinaasir Xidig Ayaa Kasoo Dhax Baxay Somalida Ku Nool Wadanka South africa oo Ayaga u Badan Ganacsatada Xamaalata.
Abwaanka oo Wareysi Gaar ah siinayay Barnaamijka Hobalka iyo Hal Abuurka Oo Ka Baxa Kalsan Tv Waxaana Waraysiga Qaaday Wakiilka TV-Gaasi Wariye Maxamed Axmed Siyaad Geelle, Waxaa uu Kaga Shan qariyay Gabayo aad u Cajiib Badan Isla Markaana uu Yahay Mid aan Lagu arag Fanka Hada Jira.
Halkaan Ka Daawo Waraysi Laga Qaday Abwaankaasi
[vsw id=”jmR9MnGyw_o#!” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]
Idale News Muqdisho
Idale News Muqdisho