Topnews:Maxaabiis laga soo daayay Dalka Hindiya oo maanta Muqdisho imaanaya

0
212

Maanta galinka bambe ayaa lagu wadaa in ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka kasoo degto diyaarad sida Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xirnaa Dalka Hindiya kuwaa soo loo haystay falal burcad badeednino

Danjiraha Soomaliya u fadhiya Dalka Abadirisaaq faarax Cali taana ayaa sheeegay in Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka laga soo dajin doono  Maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraya 77 Laga soo dejin doono.

Abadirisaaq faarax calli taana Danjiraha soomaliya u fadhiya Dalka Hindiya ayaa sheegay iay wali jiraan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran Dalalka Hindiya iyo Cumaan.