Topnews:Ruushka oo soo saaray Nukliyeer aan abid la arkin oo cabsi geliyay Mareykanka & Dalal kale

0
184

madaxweynenimo u tartamayo ayaa soo saarey gantaal cusub oo aan la arki karin, sida laga soo xigtay Madaxweynaha dalkaasi ee  Vladimir Putin, oo shaaciyaya kadib markii uu aasaaska u dhigay hiigsiyo siyaasadeed, markiisii afraad ee uu xilka madaxweynenimo u tartamayo.

Mr Putin wuxuu ka qeyb qaatay bandhig dhanka hubka ah, waxaa ka mid ahaa gantaal gaari kara “dunida oo dhan, meel walboo ay ahaataba”.