Inaa lilaahi wa inaa ilaahay raajicuun, waxaa maanta magaalada Harar ee dalka Ethiopia ku geeriyoodey Abwaan Cabdulaahi Dhoodaan oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed ee sida loo ixtiraamo, islamarkaasina caan ah.
Hoos ka daawo filim ka hadlaya taariikhdiisa Ethiopia
[vsw id=”ZAPxjV_Pxyw” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]
Idale News Muqdisho