Baydhabo(INO)– Waxaa Maanta magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Soo Buux Dhaafiyey Barakacyaal Badan Oo Ka Soo Hiyaamey Degaanka Buulo Barake Oo Qiyaastii 40km u jira Magaalada Baydhabo, kuwaasoo ka muuqatey Daruuf adag, iyagoona sheegey in ay aad u saameysay abaarta iyo Biyo la’aanta ka jirta Gobolka Bay.
Halkan Ka Dhageyso Codadka