Odayaasha Puntland ayaa shir ay isugu yimaadeen cod dheer ku yiri “Xamar Caasimad Soomaaliyeed ahaan mayso inta Oday Xaad iyo Axmed Diriye colaadda ka hurinayaan, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud-na uu ka aamusan yahay”.
Dhageyso [audio:http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2013/04/Nabadoon-Puntland.mp3]
Waxay ugu danbeyntii odayadu ugu baaqeen dadka wada howsha Maamul usamaynta Jubbooyinka inay u caddaalad falaan ummada ku nool saddexdaa gobol qof walbana xaqiisa marsiiyaan. Waxay kaloo intaa ku dareen inay dedejiyaan maamulka Jubbaland si aanay fursad usiin kuwa ku howlan inay carqaladeeyaan
Idale News Muqdisho