Dhageyso: Koonfur Galbeed Oo Gargaar Lacageed Gaarsisay Degmada Ceelberde Ee Gobolka Bakool

0
260
Ceelberde(INO)- Gudiga abaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Deeq Gargaar Lacageed ah Gaarsiyey Degmada Ceelberde Ee Gobolka Bakool.

Halkan Ka Dhageyso

Wariye Muxidiin Xusni, Xusni