Qarax xoogan oo gaystay khasaare farabadan ayaa ka dhacay dalka maraykanka gaar ahaan magaaladda boston qaraxan oo aan ilaa hadda la shaacin waxa sababay ayaa loo malaynayaa inuu yahay mid argagaxiso
Tirada ku dadka ku dhimatay qaraxanayaa maraysa 7 qof halka dhaawacuna uu yahay 22 qof inkastood kooxa gurmadku wadaan wali hawlo gurmada saacadaha soo socda ayaa toos loo ogaan doonaa khasaaraha baaxada leh ee qaraxan iyo faahfaahin ku saabsan qaabka qaraxu u dhacay
Qaraxyadan dhacay ayaa kala horeeyay qadar aad u yar iyadooan Xiliga ee dhacayeen ee inta badan Gudbeen Ciyaartoydii Orodka sameeneysay balse xiligaasi ee ordayeen dadweyne badan , la mana oga waxa rasmiyan ee ka dhasheen Qaraxyadan.
DAAWO SAWIRADDA:-
Idale News Muqdisho