Muqdisho(INO)- Guddiga Qaban qaabada doorashada gudoonka Aqalka Sare ayaa waxaa loo xil saaray 6 Senator oo ka kala socda Maamul goboleedyada.
Guddigaan ayaa waxaa ay ka shaqeyn doonaan doorashada gudoonka Aqalka Sare oo la filaayo in ay dhawaan ka dhacdo dalka.
Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa hadda la heyn gudoon , waxaana horay uu gudoomiyaha golaha shacabiga u sheegay in ay adag tahay in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha hadii aan la dooran gudoonka Aqalka Sare.