MN(INO)- Waxaa Magaalada Minneapolis ee Gobolka MN Ayaa Xaley si weyn loogu soo dhaweeyyey Al fanaan Cabdi Casiis Iskalaaji oo in muda aha ku maqanaa Dalka Soomaaliya.
Xaflada waxa Ka Soo Qiib galey Fanaaniin iyo Qiibaha Kala Duwan Ee Jaaliyada Soomeeliyeed Ee Ku dhaqan Gobolka Minisota Ee Dalka Mareykanka.
Halkan Ka Daawo VIDEO
Liibaan Xuseen, Idale News Online, MN, USA