Daawo: Ciyaar Socotey Mudo 4 Bilood ah Oo Lagu Soo Gebo Gabeeyey Baydhabo

0
212

Baydhabo(INO)- Afar Bilood Ka Dib   Waxaa La Soo Gabagabeeyey Ciyaaro Ka Socdey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay. Waxaana Ugu dambeyn  Ku Guuleystey Kooxda AMAANA Halka Kooxda Sheekh Asharow ay Gashey  Kaalinta Labaad.

 Halkan Daawo VIDEO