Muqdisho(INO)- Kullan Magaalada Muqdisho ay isugu yimaadeen Xildhibaano iyo Wasiiro Ka tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Taagyeersan Siyaasada Musharax Shariif Xasan Sheekh Aaaden ayaa Radiyey Hadalkii Xildhibaanada BKGS.
Kullanka waxa kale Fadhiyey Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.