Dhageyso: Sababta Ku Kaliftey C/fataax Ibrahim Geesey in uu Istaago Gudoonka Sare Ee BFS

0
200

Muqdishio(INO)- Cabdifitaax Ibraahin Geeseey oo ka mid ah Mudanayaasha BFS ayaa maanta Xaflad uu ku qabtay Magaalada Muqdisho waxuu uga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan qabashada xilka Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Halkan Ka dhageyso Sababta Ku Kaliftey C/fataax Ibrahim Geesey in uu Istaago Gudoonka Sare Ee BFS