Muqdisho (INO)-Waxaa maanta isaguna isku soo taagay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xuseeen Cismaan Xuseen oo Ka Soojeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Musharrax Guddoomiyaha Baarlamaanka Xuseen Cismaan Xuseen oo ah Waayo arag wax badan ku soo dhex jiray Siyaasadda iyo arrimaha kale ee Horumarinta dalka ayaa sheegay in uu ku sifoobi doono haddii uu ku guuleysto xilkaan, wax ka qabashada.