Muqdisho(INO)- Doorashada Madaxtinimada iyo Mida Baarlamaaniga Soomaaliya ayaa lagu Mashquulsan yahay sidii ay uqabsoomi laheyd iyadoo wakhtiguna uu kala guur yahay.
Waxaa Mas’uuliyiinta ugu sareysa Dalka Mid kastaa uu doonayaa inuu Xil fiican qabto Dawlada Cusub Ee Lasoo Unkayo si uu mar kale Awood Uhelo.
Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Cusmaan Aadan Dhuuboow ayaa sheegay in Dayaca Doorashada xilligeedii ku yimid uu sabab uyahay Maxamed Cusmaan Jawaari.
Waxa uu Wasiir Dhuuboow sheegay in Prof. Jawaari uu shaqadiisii gabay Xilka Qarankana iska inuu sii maamulo laga doonayey ilaa Bishii Augusto,isagoo dhinaca kale Eedeyn ku saabsan Mushaarkii Xildhibaanada inuusan siin dhabarka loo saaray.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA WASIIR CUSMAAN DHUUBOOW