Baydhabo(INO)- Alle ha u Naxariste Abwaan Isaaq Abgalow oo aha Guubaabiyaha Beesha DM Ayaa dhaafey Gabay uu sameeyey 1995 Xilligii Halgankii RRA Taasoo ka hadlaya in DM marba aysan ogaalan doonin in la Hogaamiyo.
Wuxu dadku ku guubiyey in la qabto mansabka Jagada ugu sareeysa ee Soomaaliya.
Idale News Online, Baydhabo