Riqqa(INO)_Ururka la baxay Khilaafada Islaamka ee DAACISH ayaa soo saaray muuqaalka laba qof oo ay ku sheegeen in ay yihiin ciidmo Turki ah oo nolosha ay ku qabteen kuwaas oo ay dab iyo baasiin qabadsiiyeen. Dowladda Turkiga ayaa dhankeeda xirtay baraha bulshada si aan loo arkin muuqaaladan.






Home Idale Somali News Update Daawo:Daacish oo nolosha ku gubtay labo askari oo turkish ah iyo dowladda...
Latest article
Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada
Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...
Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay
Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar
idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...



