Baydhabo(INO)- Waxa Maanta Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo dhirta Ee Dowlada KGS Madoobe Nuunow Maxamed tababar u soo xirey dumar loo tababarey ilaalinta faydhoorka hilibka iyo ka hortaga cudurada Laga qaado Xoolaha.
Wasiirka ayaa kula dardarmeey Gabdhaha ka shqeeya Kawaanaada Magaalada Baydhabo ilaalinta nadaafada Guud ee Hilibka isla markaana waxa uu ku adkeeyey inay ka feejignaadaan Cudurada laga qaado Xoolaha Nool.
Wasiirka ayaa ugu dambeeyey Shahaadooyin Gudoonsiyeu Gabdhaha loo tababarey Faydhoorka Hilbka.