Dhageyso: Maxaadan Ogeyn Oo Ka Jira Degaanka Goof Gaduud Buurey Ee Gobolka Bay

0
213

Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Degaanka Goof Gaduud Buurey ayaa idaleNews.com ugu warbixiyey XaaladIhii ugu dambeyey ee Ka Jira Degaankaas, Ka dib dagaalo ay ku dhexmareen Maleeshiyada Shaabaab Ciidamada DFS iyo Kuwa KGS.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga

Wariye Siid Cali Muuse Ateera, Idale News Online Baydhabo