Baydhabo(INO)- Xildhibaanada Labada aqal ee laga soo doortay Koofur Galbeed ayaa xalay xaflad sagootin ah waxaa loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada Baydhabo, iyadoo xildhibaanada loo jeediyay dar-daaran ku aadan sidii ay waajibaadkooda u gudan lahaayeen, dadkoodana ugu adeegi lahaayeen si daacadnimo
Xaflada waxa laga qaadey Hees Cusub Oo Rajo Galisey Siyaasada Musharax Shariif Xasan Sheekh Aaden Isla markaana soo jeedatey Mudayaanasha iyo mas’uuliyiin kale.