Baydhabo(INO)-Gudoomiyaha BFS Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Oo Horey u soo noqdey Mudane ka tirsan Baarlamaanadii hore ayaa maanta mar kale Ku Guuleysatey Ka Mid Noqoshada Aqalka Hoose Ee BFS Ee 2016.
Isagoo ka guuleystey EX. Wasiirkii Hore ee Kaluumeysiga ee Soomaalya Mr. C/raxmaan Sheekh Ibrahim Xaydar.