Daawo: Madaxweyne Shariif Xasan Oo Maanta Xildhibaanada KGS Kula Kulmay Baydhabo

0
189

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aaden ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kula kulmay Xildhibaanada Dowlada KGS.

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa Xidhibaanadaasi kala hadlay xaaladda siyaasadee ee uu Dalku marayo, gaar ahaan tan Maamulkaasi, arrimaha doorashooyinka, ammaanka iyo guud ahaan xaaladaha kala guurka ah.

Madaxwyne Shariif Xasan waxaa kaloo uu Xidhibaanada Koonfur Galbeed  Soomaaliya kala hadlay gaar ahaan xaaladda amni, maadamaa ay dhawaanahaanba ay Deegaano ka tirsan Maamulkaasi ay dagaalo kooxda Shabaab ah ay ka jireen, isagoo ugu baaqay in loo istaago ilaalinta xasiloonida Deegaanada hoos yimaada Maamulkaasi.

Halkan Ka Daawo Sawiro

0102030405060607