Daawo: Koonfur Galbeed Oo Baaq U Dirtey DFS Iyo Beesha Caalamka

0
195

Baydhabo(INO)- Kulanka oo ahaa mid Xasaasi ah ayaa diirada lagu saaray xaalada ay wajaheyso degmadaasi xili ay si iskooda ah ay isaga baxeen ciidanka Itoobiya,waxana dhinaca kale degmada iyagana isaga baxay maamulki degmadaasi ka ariminayay.

Gollaha wasiirada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si weyn u dhaliilay qorshaha ay ciidanka itoobiya ay ku baneenayaan deegaanada qaar ee gobolka Bakool.