Wararkii Ugu Dambeeyay Boqolaal Shacabka Ah Oo Cararaya Magaalada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool

0
235

Tiyeeglow(INO)- Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool  ayaa waxa ay sheegayaan in ururka Al-Shabaab ay gacanta ku hayaan degmadaasi.

Dadka Deegaanka ayaa cabsi badan ay soo wajahday, waxaana dadka qaar ay ka barakaceen guryahooda.