Daawo: Gabar Soomaaliyeed Oo 26 Sano Raadinaysey Hooyadeed, Kana Warbixisay Dhibka ay ka Martay

0
187

MN(INO)- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Qisadda gabar yar oo hooyadeed Raadineysay 26 sano, waxaa ka warantay  dhibkeey u martay Hooyadeed, oo ay ku Kala Lumeen dagaaladii Sokeeye,  waxaana markii ay heshay ugu dambeeyn ay geeriyootay ayeeyadii soo korisay.

Gabadh Mareykan ku kortay oo aan dal iyo dad aqoon hadana intaas oo dhiba u martay hooyadeed waxaa laga sameeyn karaa filim taariikhiya.

Halkan Ka Daawo VIDEO