Xildhibaanno Ka Qayb Galay SHir Looga Hadlaayay Arrimaha Federaalka Oo Addis Ababa Ka Dhacay

0
227

Dhamaan dalalkii ka qayb galay shirkaan ayaa si u falanqeeyey nadaamka federaalka ah waxayna si qota dheer isu dhaafsadeen su’aalo aad u fara badan oo ku ku salaysan nadaamkaasi.

Xildhibaanada dowlada Somalia ayaa si faah faahsan uga hadlay nadaamka federalka iyo waxyaalaha laga dhaxli karo, waxayna beesha caalamka iyo dalalka Africa oo dhan ku adkeeyeen in Somalia si daacad ah looga caawiyo dib u dhiska dalka bacdamaa ay Somalia doonayso inay ku dhaqanto nidaamkaasi.

Si kastaba ha ahaatee, kulankaan ayaa noqonaya shirkii ugu horeeyey ee xildhibaanada Somalia ay ka qayb galaan waxaana uu ku soo beegmay xilli Somalia ay ka soo kabanayso dhibkii mudada dheer soo docday isla markaana ay doonayso inay federalizam ku dhaqdo dalka oo dhan.

Idale News Mogadishu