Meesha ugu Qabaow Dunida Daawo Sawirada

0
260

Tuulada Oweymikoon ee dalka ruushaka ayaa waxaa ay tahay meel can ku ah barafka soo da`ayo taasi oo xaaladeeda sii gali nayaso mid ad u xun qaboga darteed .

Heerkulkeeda ayaa waxaa uu gaaraa meel aanan la maleysan karin oo ah -71c oo darajada barafowga ka hooseeysa 71  darajo.

Waxaan idiin soo gudbinayanaa sawiro laga soo qaaday Tuuladaasi oo Wadooyinkooda barafku xiray.

 

Idale News Muqdisho