Kismaayo (INO) – Wasiiru dowlaha wasaarada warfaafinta Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos ayaa gaarey maagalada Kismaayo, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey qaar ka mid ah xildhibaanada maamulka Jubaland iyo maamulka gobolka. Wasiirka ayaa amaaney maamulka Jubaland mudadii ay xilka hayeyn gaar ahaan horumarka garoonka, waxuuna halkaasi u yimid arrimo siyaasadeed iyo weliba inuu maamulka Jubaland wax kala qabto dhinacyada saxaafada inta doorashada lagu jiro.
Home Idale Somali News Update Daawo: wasiiru dowladaha Wasaarada Warfaafinta Max’uud Cabdi Xasan Pekos oo kismaayo gaarey