Daawo: Musharax Dr. Maxamed Axmed Garweyne Oo Maanta Si Weyn Looga Soo Dhaweeyey Baydhabo

0
205
Baydhabo(INO)- Dr. Maxamed Axmed Garweyne oo ah Musharax Xildhibaan Ee Doorashada 2016 ayaa Magaalada Baydhabo si weyn loogu soo dhoweyey isla markaana wadooyinka  Magaalada Baydhabo waxaa buux dhaafiyey gawaari ay saarnaayen taageraasha musharax  Dr. Maxamed Axmed Garweyne.

Waxaa sido kale xusid mudan in gawaari tikniko u badan lagu arkay wadooyinka Magaalada Baydhabo kuwaasi oo sugaayay Amaanka dadka soo dhoweynaayay Musharaxa Xildhibaan.
Ugu dambeyntii Musharax ayaa Kullan la qaatey Waxgaradka, Siyaasiyiinta, Odayaasha Dhaqanka, Ganacsatada, Haweenka iyo Dhalanyaradda Beeshiisa ee Taagyeerada uu Ka Doonayo, Kuwaasoo kalsooni u muujiyey.
Halkan Ka Daawo Sawiro
Halkan Ka Daawo Sawiro