DAAWO VIDEO :- Safaarada soomaaliya Ee K/Africa oo ka hadlashay arin Ay Ku farxeen Soomaalida ku nolaa wadankasi

0
203

Safaarada Somaliya ay ku leedahay dalka South africa ay sheegtay in maanta waxii kadambeeya ay dadka soomaalida ee ku dhibaateysan dalka South africa ay ku noqon karaan dalkooda Somaliya. Boqolaal ka mid ah Somalida ku nool dalka South africa ayaa aad u soo dhaweeyay iyaga mudo ku dhaw 3 bil ku xanibnaa dalka South africa

Halkan hoose ka daawo warbixintaani oo dhameystiran.

[vsw id=”hc64rg_qgfw#!” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho