Bajin(INO)- Buuraha Zhangjiajie ee dalkaasi Shiinaha ayaa waxaa laga hirgeliyay buundo dhalo ah oo injineerkii sawiray Haim Dotan ugu talo galay in lagu wareero. Dhirirka buundadan ayaa lagu sheegay 430 mitir. |
Home Idale Somali News Update Daawo: Buundo dhalo ah oo lagu jah-wareerayo oo laga hirgeliyay dalka Shiinaha