Dhageyso: Maxaadan Ogeyn Oo Ka Socoda Degmada Qansaxdheere Ee Gobolka Bay

0
162

Qansaxdheere(INO)- Gudoomiye ku Xigeenka Degmada Qansax dheere ee gobolka Bay C/laahi  Xasan Saney aya waxa uu ka Warbixyey  howlgalo ay ka sameeyeen ciidamada Booliska gaarka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Deeggano Hoos yimada Degmada qansaxdheere  waxa uu sheegey in  howlgalkasi ay ka soo qab qabteen dad lagu tuhumeyo  in aya ka tirsan yihiin Kooxda Al-shabaab.

Halkan Ka Dhageyso