Daawo: Xasan Cabdi Isaaq Oo Ku Dhawaaqey Musharax Xildhibaanimo Ee BFS 2016

0
201

Baydhabo(INO)- Kulankan oo ahaa Mid lagu taagerayey islamarkaana lagu shaacinaayey muwaadin  isku soo sharxay in uu qabto xildhibaanimada Baarlamaanka federaalka  Soomaaliya,  Musharax Xasan Cabdi Isaaq oo isagu u sharaxan Baarlamaanka federalka.

Kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay odoyaal ,xildhibaano siyaasiyiin iyo wax garad waxaana , waxaana kulanka ka hadlay Oday dhaqameedyo uu ka mid yahay  Isaaq Aadan Aamin (Shaam Shaam ) iyo Ex xildhibaan Maxamed Cabdi xamiid,

Xildhibaan  Bashiir Ibrahim  iyo xidhibaan Isaaq cali Cumar ayaa  Sidoo kale kamid ahaa masuuliyiintii kahadashay.

Ugu dambeyntii Musharax Xasan Cabdi Isaaq oo halkaasi kahadlay ayaa balan qaaday in uu isbedel keenidoono.

Halkan Ka Daawo

0102030405060708