Baydhabo(INO)- Wasaarada warfaafinta iyo wacyi-gelinta bulshada Koonfut Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ufurey siminaar soconaaya labo maalmood suxufiyiinta Koonfur Galbeed soomaaliya. Tababarkan Ayaa waxaa uu ka socanaya Magaalada Baydhabo’ ee xarunta Gobalka Bay.
Halkan Ka Daawo Video