Daawo Sawiro: Wefdi Ka Socoda Dowlada Taliyaaniga Oo Soo Gaarey Baydhabo

0
186

BaydhabO(INO)- Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye Ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ku Qaabiley Wafdi Heer Caalami Ah Oo Ka Socday Dolwadda Talyaaniga.

Kulankan Oo Ahaa  Mid Saacado Qaatay Ayaa Waxaa Ay iskula Soo Hadal Qaadeen Wafdiga Talyaanigga Ka Socday Iyo Masuuliyiinta Dowladda Koonfur Galbeed Arimo Fara Badan Oo Ay Ugu Horeyso Horumarinta Saxaafadda, Waxbarashada, Iyo Sidoo Kale Garsoorka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Iyadoona Mar Sii Horeysay Dowladda Talyaanigga Ay Gacan Ka Geysatay Hirgelinta Radio  Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Ah Idaacaadda Ku Hadasha Afka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Sawiro.