Muqdisho(INO)- Waxaa IdaleNews.com aya hadda soo gaaray qodobada jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya 2016-ka, waa go’aanka ka soo baxay shirka madasha uga socday 3 maalin magaalada Muqdisho.
Go’aammada Shirka Madasha Ee Muqdisho Oo Dhameystiran:
Doorashada Aqalka sare 25 September.
Doorashada Xildhibaannada 24 September-10 October.
Hubin iyo Imaashiyo Xamar 11—19 October
Dhaarinta Xildhibaannada 20 October
Doorashada Guddoomnka Baarlamaanka 25 October
Doorashada Madaxweynaha 30 October
Wararkan oo Faahfaahsan kala soco, IdaleNews.com