Dhageyso: Casharkii 2aad Ee Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Ee Sh. Xasan Gaab

0
194

Baydhabo(INO)- Aqristayaasha Ku Xiran Shabakada IdaleNews.com waxaan u soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Quraanka Kariimka ee Qeybta 2aad oo AF-May Ah.

Cashirka Tafsiirka oo ah mid taxane ah waxaa soo jeedin doono Sheekh Xasan C/laahi Isaaq (Sh. Xasan Gaab) oo ka mid ah Culumada Somaaliyeed.

Halkan Ka Dhageyso Casharkii 2aad