Daawo:Madaxweynaha oo casho sharaf u sameeyay saraakiisha CXD iyo kuwa AMISOM

0
191
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa Xaley  xarunta madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwa midowga Afrika ee AMISOM.Casho sharaftaan ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda iyo madax kale oo ka socday midowga Afrika.xasan-saraakiil-casho-1

Saraakiishaan ayaa maalmahaan kulamo ku lahaa xarunta ciidamada AMISOM ee Xalane oo ugu hadlayeen qaabka loo bilaabi lahaa howlgalada ka dhanka ah maliishiyada argagixisada Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka tirsan gobolada dalka.xasan-saraakiil-casho-2

Madaxweyne Xasan ayaa kula dardaarmay saraakiishaan in ay wiiqaan awooda kooxda Al-Shabaab ay ku leeyihiin deegaano yar oo fara ku tiris ah. xasan-saraakiil-casho-3 xasan-saraakiil-casho-4 xasan-saraakiil-casho-5 xasan-saraakiil-casho-6 xasan-saraakiil-casho-7 xasan-saraakiil-casho-8 xasan-saraakiil-casho-9 xasan-saraakiil-casho-10 xasan-saraakiil-casho-11 xasan-saraakiil-casho-12 xasan-saraakiil-casho-13