Daawo: Soomaaliya oo kasoo dhex muuqatay ciyaaraha Olimbikada adduunka ee xalay ka furmay Brazil

0
217

Rio(INO)- Habeenkii xalay oo si rasmi ah loo furay ciyaaraha Olimbikada Adduunka ee ka dhacaya magaalada Rio ee caasimadda dalkaasi Brazil ayaa waxaa kasoo dhex muuqday ciyaartoyda u mataleysa Soomaaliya tartankaasi.

Halkan Ka DAAWO