Daawo: Mas’uuliyiinta iyo Shacabka G/SH/Hoose Oo U Hiiliyey Dowlada Madaxweyne Erdogan

0
531

Baydhabo(INO)- Mas’uuliyiinta Maamulka iyo Shacabka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa u hiiliyey Xukuumada Rayidka ah ee Madaxweyne Turkiga Ee Reccep Tayyip Erdogan, waxay si  weyn cambaarayeen Afgambigii dhicsoobeey ee ka dhacey dalkaas.

Gudoomiye Ku Xigeenka dhinac Maaliyada C/fataax Xaaji Cabdulle iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibrahim Najax iyo Mas’uuliyiin kale ayaa dad weyne kula hadley fagaare ku yaalla Magaalada Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Halkan Ka Daawo VIDEO

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.