DEG DEG+Aqriso: Magacyada Dadkii Ciidamada Itoobiya Ay Ku Laayeen Degaanka Wardiinle Ee Gobolka Bay

0
962

Baydhabo (INO)- Aqristiyaasha Sharaf Leh ee IdaleNews.com waxaana idin soo gudbineynaa Magacyada Qaar ka mid ah Dadkii Ciidamda Militaarka Itoobiya Ee ka tirsan AMISOM ay ku laayeen Degaanka Wardiinle Ee Gobolka Bay.

Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa ugu yaraan 20 Ruux oo intooda badan lagu sheegay Macalimiin Dugsi waxey ku toogteen Guri ku yaalla Deegaanka Awdiinle, Xili Macalimiintaasi ay Qur’aan u aqrinayeen qof Xanuunsan ama bukaan ah.

Weerarkan ay Ciidamada Itoobiya Dadka ku laayeen ayaa waxuu ka dambeeyay kadib markii Rag ka tirsan Al Shabaab oo weeraray Ciidamadaasi islamarkaana ay soo galeen qeybo ka mid ah Degaanka Awdiinle.

Halka Ka Aqriso

 

Dadkii ciidamda Itoobiya laayey

 

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.